Xaaf oo shaaciyey in la qabtay raggii xalay xasuuqa ka geystay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii loogu geystey Magaalada Gaalkacyo dad ka badan 10 ruux oo kasoo jeeday degaanada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Somalia. Xaaf ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay gacan ku dhiigleyaashii ka dambeeyay falkaas waxashnimada ah, cadaaladana ay wajihi doonaan. “Kooxda geysatay dil wadareedkan waxay ahaayeen … Continue reading Xaaf oo shaaciyey in la qabtay raggii xalay xasuuqa ka geystay Koonfurta Gaalkacyo